Site icon Qaamuus

ereyga

Feleg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cilmi al f.: xiddigaha wareeggooda iyo sida ay dadka u saameeyaan. 2. Xiddig weyn. 3. (-gyo, m.dh) Ayaandarro, dhibaato, hoog, masiibo. ld falag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feleg

falag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version