Site icon Qaamuus

ereyga

Feynuus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Qalab guryaha lagu iftiinsado leh sal gaas lagu shubo, gal quraarad ah iyo liifad holacda. ld faanuus.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feynuus

daar | daaran | daaran | dubaalad | faanuus | laciifi | liifad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version