Site icon Qaamuus

ereyga

Fibrin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Borotiinta aan milmin ee samaysa miiqa yaryar ee laga helo meelaha dhaawacma, kuwaas oo aasaas u ah xinjirowga dhiigga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fibrin

dareerka dhiigga | fibrinojiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version