Ficiltan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso. 2. ld ficiltamid.
Ficiltan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)U f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ficiltan ↴
ficiltamid | qiiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg