Fidnawale
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Qof dadka isku dira oo fidna ku dhex beera. ld fidmawade, fidmawale, fidnawade.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fidnawale ↴
colwade | fidmawade | fidmawale | fidnawade | fidno |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg