Site icon Qaamuus

ereyga

figee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)

Cid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh figee

oksiin [m.dh] (-no, m.dh)
(baay.) Koox ka tirsan walxaha koritaanka dhirta oo masu'uul ka ah dariiqooyinka ay ka mid yihiin kor u qaadidda koritaanka si uu unuggu u ballaadho, sugidda shiiqista figeed iyo bilaabidda samayska xididka marka la jaro.

figeyn [m.f.dh]
eeg figee. ld figeys.

figeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la figeeyey ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version