Site icon Qaamuus

ereyga

fiigtaal
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. F. ah: neef tood ama fiige ah oo ay adagtahay in la maalo. 2. F. ah: neef didsan oo aan la qaban karin. ld fiigaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiigtaal

fiigaal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld fiigtaal.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version