Site icon Qaamuus

ereyga

Fiiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Caarad, af. 2. Qalista indhaha. 3. Qashin. 4. Meesha u sarreysa wax dheer.

Fiiq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld fuuq².

Fiiq

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. (f.g) Wax diir ka qaadid. 2. (f.g) Wax caarad dhuuban u yeelid. 3. (f.g) Indho qalid. 4. (f.g) Meel xaaqid. 5. (f.mg) Far ku f., gacan ku f.: wax dhuuban wax ku tilmaamid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiiq

taa | sabarad | xagal fiiqan | afgammuuran | afgammuuran | caarad | caarad-dhuub | dhidib | dhulfiiq | doobbo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version