Site icon Qaamuus

ereyga

Fiiqo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)

1. Wax dub ka qaadasho. 2. Wax caarad dhuuban u yeelasho. 3. Meel qashin ka xaarasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiiqo

fiiqasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version