Fil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wadarta sano ee noole jiro. 2. Da', cimri. 3. La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
Fil
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)1. F./u f.: wax malayn. 2. Wax rajayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fil ↴
aad | aaddan | faafreeb | gaad | faaltow | gaadmo | haasaase | kaafi | kaahin-dulmadow | naawil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg