Filaariya
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Deriskunool ka tirsan qaybta “nematodeka” wuxuuna wax yeelleeyaa soohyada xiriirinta iyo linfaatikada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga filaariya ↴
gudbiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg