Site icon Qaamuus

ereyga

Filgin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-immo, m.dh)

1. Qori xooggan oo afka loo dhuubo si wax loogu qodo. 2. Guntin ay wax ku guntadaan haweenka oo ah dacal hoosaadka googaradda. ld filgan¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga filgin

filgan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version