Site icon Qaamuus

ereyga

Filig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo. 2. Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.

Filig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Wax nidaamsanaa kala daadin. 2. Wax iska filqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga filig

filgid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version