filo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ishay, -ilatay)Wax malaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh filo ↴
qaafilo [m.dh]
Awr badan oo safar ah.
filasho [m.f.dh]
eeg filo. ld filad, filitaan (2).
filoojani [m.l] (-iyaal, m.l)
(baay.) Taariikhda tadawurka ee noole ama koox noolayaal ah oo xidhiidh ka dhexeeyo.
istaafilokookaas [m.l] (-syo, m.dh)
(baay.) Qayb ka tirsan kooxda baktiriyada ee garaambositiifka ah. Wuxu leeyahay qaab wareeg oo isugu urura xirmooyin laamaha canabka u eg. Noocyo ka mid ah cudur ma keenaan qaarna waa deris ku nool. Noocyo badanna waxay soo daayaan sun.
qafilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ishay, -ilatay)
Albaab, sanduuq iwm qafil ku xirasho. ld qufulo, qunfulo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg