Site icon Qaamuus

ereyga

Fin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)

Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.

Fin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)

(daaw.) Nabarro yaryar oo ka soo baxa maqaarka intiisa sare. Sida badan waxa lagu arkaa jadeecada.
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fin

baabasiir | faafin | faafin | baafin | caafin | oofin | ooro | qaash | saafinnimo | xaalufin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version