Site icon Qaamuus

ereyga

findhicil
(m.l)

1. Geed quwaax dhuux adag oo leh laamo gaagaaban, qodxo dhaadheer, caleemo yaryar iyo asal. 2. Cunto la cunayo wax yar oo kaga hara ilkaha dhexdooda. 3. (-illo, m.dh) Qori yar oo cuntada ilkaha dhexdooda ku harta looga saaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh findhicil

findhicilasho [m.f.dh]
eeg findhicilo.

findhicilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ishay, -ilatay)
Findhicil ilko ka baxsasho.

shimbiryaxaas [m.dh]
Shimbir aan laga ag waayin yaxaaska oo cunta xasharaadka yaryar iyo findhicilka ku hara ilkaha yaxaaska dhexdooda.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version