Site icon Qaamuus

ereyga

Fiqi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Axkaamta laga soo qaatay Qur'aanka iyo xadiiska Nabiga. 2. Qof ku xeel dheer diinta islaamka.

Fiqi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid hoos ula hadlid. ld faqi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiqi

yabaro | ardooyin | faqi | faqid | faqin | faqis | fiqibburaale | fiqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version