firdhid
(m.f.dh)eeg firir². ld firir¹, firirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firdhid ↴
firir [m.l]
1. Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay. 2. ld firdhid.
firirid [m.dh]
ld firdhid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg