Firfircoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof hawl iwm u dhiifoon ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firfircoon ↴
caajis | kaaliyam | kaalsiyam | maalin firfircoone | naatariyam | alluumiiniyam | asiidh-laagtika | baxsanaan | biirjeex | boromiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg