Site icon Qaamuus

ereyga

Firow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

1. Wax firo yeelasho. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firow

firoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version