firxo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xaday, -xatay)1. Si aan nidaamsanayn u cararid. 2. Kala f.: wax wada jirey meelo kala duwan u kala cararid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firxo ↴
firxasho [m.f.dh]
eeg firxo. ld firxad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg