Site icon Qaamuus

ereyga

Fitaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax aan ciriiri ahayn. 2. ld fitaaxid.

Fitaax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Wax waasac noqosho. ld fataax².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fitaax

fataax | fataax | fataaxi | fataaxid | fataaxin | fataaxsan | fataaxsanaan | fataaxsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version