Site icon Qaamuus

ereyga

fix
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

Qosol f. la dheh: aad u qoslid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fix

fixlayn [m.f.dh]
eeg fixlee.

fixlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Aad u qoslid.

khamiir [m.l]
1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version