Fiyoor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.dh)(juqr.) Bad-jiid dheer oo dhuuban oo gala dhulka xeebta badda, kaas oo leh dhinacyo tiiradoodu ay taagantahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiyoor ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg