Fongor
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dabci xumi qof leeyahay. 2. Summad xoolaha lagu dhigo. 3. ld fangar 1. Meel wax ka go'een daloolka ay yeelato.
Fongor
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Cid takoorid. 2. Wax dalool u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fongor ↴
fangar | fangaran | fongoran | fongorid | fongornaan | fongornaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg