foodgoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ooyay, -ooysay)Gabarnimo ku aroosid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foodgoo ↴
foodgooyo [m.dh]
1. Wax foodda sare laga jaro. 2. ld foodgoyn.
foodgoyn [m.f.dh]
eeg foodgoo. ld foodgooyo (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg