Site icon Qaamuus

ereyga

foodley
(m.dh)

Gabar yar oo aan weli qaangaarin; dhoocil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foodley

dhoocil [m.dh] (-lo, m.l)
1. Gabar aan weli qaangaarin; foodley. 2. Naag aad u buuran.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version