Site icon Qaamuus

ereyga

foodshareer
(m.l) (-rro, m.dh)

1. ld foodsaar 1 (3). 2. Timaha foodda oo inta salxanyaha soo dhaafa wejiga yareeya oo foolxumeeya; wejiga qaarkiisa kore oo aan dadku badanaa timo ku lahayn, timo ka baxa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foodshareer

foodsaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Raar aqalka miyiga wejiga hore laga saaro. 2. Gabbaad. 3. ld foodshareer. Maro haweenku wejiga saartaan. 4. ld foodsaarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version