Site icon Qaamuus

ereyga

foog
(m.dh)

1. F.ta/berri f.ta: maalinta gelinkeeda hore; subax. 2. Berri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foog

daaqtag [m.l]
1. Foogaanta u dhexeysa xerada xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan. 2. D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.

dabar [m.l] (-rro/-bro, m.dh)
1. Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan. 2. Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo. 3. Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.

foogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax soo taagan oo aan meel laga maro lahayn ahaansho.

foognaan [m.f.dh]
eeg foogan. ld foognaansho.

foognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld foognaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version