Site icon Qaamuus

ereyga

foohaar
(m.l)

Xarrago dhar waaweyn loo qaato oo is tustus iyo kibir ku jiraan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foohaar

foohaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Is f.: xarrago iyo isweyneyn dhar waaweyn u qaadasho oo dadka is tustusid.

foohaarin [m.f.dh]
eeg foohaari.

isfoohaari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Xarrago islaweyni ku jirto muujin.

isfoohaarin [m.f.dh]
eeg isfoohaari. ld isfoohaaris.

isfoohaaris [m.l]
ld isfoohaarin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version