Site icon Qaamuus

ereyga

foojigan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gaa, -gayd)

ld feeyig.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foojigan

feeyig [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gaa, -gayd)
1. Wax digtoon ahaansho. 2. Wax dhiillo hayso ahaansho. ld feejig, feejigan, feeyigan, foojig, foojigan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version