Site icon Qaamuus

ereyga

foolbaxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Bun marsasho. 2. Foolcararid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolbaxso

foolbaxsasho [m.f.dh]
eeg foolbaxso. ld foolbaxsad, foolbaxsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version