Fooldhaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. F. ah: biyo yar oo wejiga lagu dhaqo. 2. ld fooldhiqid.
Fooldhaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; -dhiqi)U f.: cid wejiga u dhaqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooldhaq ↴
fooldhaqasho | fooldhaqo | fooldhiqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg