Site icon Qaamuus

ereyga

Foolkaano-dambaseed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(jool.) Qurubyo yaryar oo laarfa, oo badanaa leh qaab goobo, kaasoo dibadda u soo tuurtay foolkaano iyadoo dareere ah, adkaanaysana markey soo dhacdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foolkaano-dambaseed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version