Foolt
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Summad V. Halbeegga caalamiga ee keyd faraqa ama xoogga danab wadidda (x.d.w.), waxaana loo qeexaa keyd faraqa u dhexeeya laba barood oo ku yaalla gudbiye sida qulqul danab oo le'eg hal ambiyeer, marka awoodda ku baxday laba barood inta u dhexeysa ay tahay hal waat. Waxa loogu magac daray aqoonyahankii Alisaandaroo Foolt.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foolt ↴
unugga Daaniyal | cirifayn | dud | dudmo | faradh | foolbaxo | foolhallaabid | foolhallow | fooltag |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg