Site icon Qaamuus

ereyga

Fooltub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Yuur ka muuqata qof wejigiisa marka uu xanaaqo. ld fooltubid.

Fooltub

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Weji yuur ka muujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooltub

dud | dudmo | fooltubid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version