Foolwaa
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Xaddi leh laxaad, hase yeeshee aan lahayn jiho. Barbar dhig leeb.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foolwaa ↴
xaddi-foolwaa | iskudhufasho-foolwaa | iskudhufasho-leeb | keynaan | taran-foolwaa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg