Site icon Qaamuus

ereyga

foolwanaagsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax qurxoon ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolwanaagsan

foolwanaagsanaan [m.f.dh]
eeg foolwanaagsan. ld foolwanaagsaansho.

foolwanaagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld foolwa- naagsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version