Foon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Weel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wax lagu sii daro oo laga taalleeyo; cunnada weelka qarkiisa madaxa kala baxda oo fooca ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foon ↴
dhiifoon | dhiifoonaan | dhiifoonaansho | dhiifooni | dhirfoon | dhirfoonaan | dhirfoonaansho | fawna | foloora | fontaano |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg