Foori
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.
Foori
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-ryay, -iday/isay; -ryi)Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foori ↴
balwo | firimbi | foorid | fooridhiileyn | fooridhiille | fooridhiillee | fooriggaalle | fooriggaallee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg