Site icon Qaamuus

ereyga

Foormaliin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Milan ka kooban biyo iyo 40% oo “formaldehyde” ah loona isticmaalo jeermidile (sterilization) ama dhajiye (fixative) gaar ahaan qaybta cudur barashada (pathology) waxaana lagu dilaa “antharax spores”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foormaliin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version