Fooror
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo. 2. ld foororid.
Fooror
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooror ↴
foorar | foorar | foorari | foorarid | foorarin | fooraris | foorarsad | foorarsan | foorarsanaan | foorarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg