Foororsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax la foorariyey ahaansho. 2. Wax madaxa loo hoos mariyey ahaansho. ld foorarsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foororsan ↴
foorarsan | foorarsanaan | foorarsanaansho | foororsanaan | foororsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg