Footoobeegid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Barashada kaahinta la arko, gaar ahaan xisaabinta iyo cabbiraadda itaalka iftiimeed, falaqaska iftiimeed iwm. Xaaladaha qaarkood, xisaabinta f.du waxa ay gaartaa ilaa hirarka birlab-danabeedka ee casaan-hoosaadka iyo altaraafiyooletka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga footoobeegid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg