Site icon Qaamuus

ereyga

Fuf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhir la jaray ama la daaqay fiidda ka soo baxda iyadoo aan roob ku di'in.

Fuf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Dhir la jaray ama la daaqay iyadoo aan roob ku di'in fiid bixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuf

oodaale | boqondhaw | diillin | faraggorgor | fiix | fiix | fiixi | fir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version