Site icon Qaamuus

ereyga

Ful

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid. 2. Hawl ama arrin hirgelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ful

kaadi | haad-kacarar | laablaab | caafimaad-beeleed | idman | laaluush | maammul | maammul | maammulxumo | naajax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version