Fuli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka wadid. 2. Hawl ama arrin hirgelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuli ↴
kaadi | laablaab | caafimaad-beeleed | idman | laaluush | maammul | maammul | maammulxumo | naajax | oofi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg