Site icon Qaamuus

ereyga

Fullaac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo m.dh)

Cad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori).

Fullaac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Cad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fullaac

fullaaci | fullaacid | fullaacin | fullaacsad | fullaacsan | fullaacsanaan | fullaacsanaansho | fullaacsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version