fullaacso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax, wax kale ka dillaacsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fullaacso ↴
fullaacsasho [m.f.dh]
eeg fullaacso. ld fullaacsad, fullaacsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg