fuqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax meel ku dheggan ka ruqsasho. ld fujiso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuqso ↴
fujiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld fuqso.
fuqsasho [m.f.dh]
eeg fuqso. ld fujisasho, fuqsad.
kalafuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax is-haystay kala dillaacsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg